iM252 Academy
0.0.4
Escribe Variante Arquitectura Versión mínima DPI de pantalla
0.0.4
4 APK
universal Android 4.4
120 - 640dpi
Tamaño: 11.4 MB
Certificado: bfa0572dd5f418bdb9fb4e4bdf767870da2e2ffb
Firma SHA1: 5868f53bed23f6be9917dbd5b50da31c8243e674
Arquitectura: universal
DPI de pantalla: ldpi (120dpi), mdpi (160dpi), hdpi (240dpi), xhdpi (320dpi), xxhdpi (480dpi), xxxhdpi (640dpi)
Dispositivo: laptop, phone, tablet
0 downloads Consiguelo en google play
Screenshot app 0Screenshot app 1Screenshot app 2Screenshot app 3Screenshot app 4Screenshot app 5Screenshot app 6

Descargar iM252 Academy APK gratis

Ka baro iM252 ACADEMY xirfado iyo aqoon kuu horseeda isbeddel wanaagsan.

Academia iM252, waa shirkad u taagan baahi-tirka waxbarashada ee bulsha weynta ku hadasha afka Soomaaliga.

Barnaamijkan iM252 Academy waxa aad ka heli kartaa casharro aad ku baranayso goobta iyo goorta aad joogto adigoo adeegsanaya telefoonkaaga ama Computer-kaaga.
Casharadan oo u badan muuqaallo, waxaa duubay macallimiin loo xulay in ay bulshada wax baraan, awood iyo aqoonna u leh in ay ardadooda si wanaagsan wax u baraan.

Waxyaabaha aad barnaamijkan ka heleyso waxaa ka mid ah:
- Waxa aad ka heli kartaa guud ahaan koorsooyinka Academia iM252.
- Waxa aad xulan kartaa koorsada aad doonto.
- Waxa aad iska diiwaangelin koorsada aad daneyneyso.
- Waxa aad ka daawan kartaa casharrada koorsada aad iibsato.
- Waxa aad faallo ka bixin kartaa casharka aad doonto ama su'aal ayaad ka weydiin kartaa macallinka ama ardada.
- Waxa aad imtixaan ka gali kartaa isla barnaamijkan.
- Waxa aad qiimeyn ka bixin kartaa koorsada aad baratay si ardada kaa dambeysa u ogaadaan tayada koorsada iyo waxa es ka fili karaan.
- Waxa aad keydsan kartaa koorsooyinka aad ka hesho ee aad jeceshahay en aad dib ka barato.
- Iyo waxyaabo kale oo badan.

Hadda degso barnaamijka iM252 Academy, oo wax ku baro goobta aad joogto.
Mostrar más

Que hay de nueva

Version-kan waa kii ugu dambeeyey, waxaa ku cusub:
- Waad iska diiwaangelin kartaa
- Koorsooyin ayaad ka iibsan kartaa
- Casharrada ayaad ka geli kartaa
- Imtixaan ayaad ka geli kartaa
- Natiijada imtixaanka ayaad arki kartaa
- Iyo waxyaabo kale oo badan.
4.9

Calificación de esta aplicación

Califica ahora
Calificado actualmente 4.9 estrellas

Más información

Actualizado en 2021-08-17
Tamaño 11.4 MB
Versión actual 0.0.4
Requiere Android 4.4 y más
Calificación de contenido PEGI 3
Ofrecido por iM252
Desarrolladora [email protected]
iM252 Academy
iM252
Mostrando permisos para todas las versiones de esta aplicación
Esta aplicación tiene acceso a:
Actualizaciones de iM252 Academy puede agregar automáticamente capacidades adicionales dentro de cada grupo. Aprende más

Instalación de APK

iM252 Academy
iM252
icon-app-rating
Califica la aplicación seleccionando las estrellas